Iran iyo Biljimka oo is dhaafsaday maxaabiis ay kala heesteen iyo dowlad Carbeed oo ka shaqeysay

Iran iyo Belgium oo is-dhaafsaday Maxaabiis Shalay oo Jimco ahayd, dowladaha iran iyo Belgium waxay is-weydaarsadeen 2 qof oo ku kala xirnaa Xabsiyo ku yaalla Caasimadahooda, Tehran uyo Brussels. Dowladda Oman ayaa waday Dhexdhexaadinta labada dal, si loo sii daayo Dibloomaasi Iiraani ah iyo Samafale u dhashay dalka Belgium. Hadal-qoraal oo ka soo baxay wasaaradda … Continue reading Iran iyo Biljimka oo is dhaafsaday maxaabiis ay kala heesteen iyo dowlad Carbeed oo ka shaqeysay